Open New Account
Instructions
Your new Salaam Bank account will soon be available for use; just follow a few simple procedures, and you can start using it any where any time.
Before you begin the procedure make sure you have all the necessary documents such as passport or other government-issued identification.
We will ask you to upload your documents along the process, so be sure to have them ready on your device.
Tilmaamaha
Dhowr talaabo ayaa kaa xigta sidii aad ku heli lahay Account ka kaaga furan SALAAM SOMALI BANK, islamarkaan aad isticmaali kartid goor walba iyo xilli wabla.
Ka hor intaadan billaabin talaabada codsiga furidda account, hubi inaa gacanta ku haysato Passport kaaga, isla markaana u haysatid sawirkiisa oo nadiif ah.
waxaa lagu waydiin doonaa inaa soo galisid sawirada Passport ka iyo saxiixaaga fadlan diyaarso ayakoo ah sawir fasiix ah si toos ahne ugu aadisan (aanan qalooc ku jirin sawirka).